Madaxweyne Trump oo ka laabtay amar la xiriira Coronavirus oo uu soo saaray

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ka laabtay baaqiisii ahaa in la karantiilo gobollada uu sida aadka ah ugu sii fidayo coronavirus ee kala ah New York, New Jersey iyo Connecticut, balse soo jeediyay in taasi baddalkeeda la saari doono xayiraad adag oo dhanka socdaalka ah. Qoraal uu soo dhigay Sabtidii barta Twitter ayuu madaxweyne Trump … Continue reading Madaxweyne Trump oo ka laabtay amar la xiriira Coronavirus oo uu soo saaray